aayis
(m.dh)ld aayid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aayis ↴
waayis [m.dh]
ld waayid.
aayid [m.f.dh]
eeg ay². ld aayis.
khaayis [m.l]
1. Cunto waqtigeedii dhammaa-day oo dhacday. 2. Cunto baryood ah.
khaayis [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Cunto waq-tigeedii dhammaaday oo aan la cuni karin noqosho.
khaayisid [m.f.dh]
eeg khaayis².
nayaayiso [m.dh]
Rajo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg