abaab
(m.l)ld abaabid; abab¹; ababid.
abaab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)ld abab².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaab ↴
baacug [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Caloosha dhasha xoolaha aan weli abaabin. 2. Caano la adkeyey oo lagu daray wax dhanaan; farmaajo.
oog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Dab weyn shidid. 2. Dacwo, rabsho iwm abaabulid. 3. Salaad waajibaadkeeda si wanaagsan u fulin.
tabaabulayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tabaabulee. ld tabaabulo, tabaabulshayn, tabaabu-lyayn.
tabaabulyo tabaabulee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Wax qabanqaabin ama agaasimid. ld tabaabu-shee, tabaabulyee, tabaabushee.
tabaabulo [m.dh]
ld tabaabulayn.
tabaabulshayn [m.dh]
ld tabaabuleyn.
tabaabulshee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-sheeyay, -shaysay)
ld tabaabulee.
tabaabulyayn [m.dh]
ld tabaabulayn.
tabaabulyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yaysay)
ld tabaabulee.
tabaabulyo [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld tabaabulayn.