abaabi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2)ld ababi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaabi ↴
baacug [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Caloosha dhasha xoolaha aan weli abaabin. 2. Caano la adkeyey oo lagu daray wax dhanaan; farmaajo.
abaab [m.l]
ld abaabid; abab¹; ababid.
abaabid [m.dh]
eeg abaab². ld ababid. ld abaab¹, abaabis.
abaabin [m.dh]
ld ababin.
abaabis [m.dh]
ld Abaabid; ababid. ld ababis.
abaad [m.l]
ld abaabid.
ababi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Ubad xoolaad daaq barid. 2. Ku a.: dhallaan dad, aqoon, dhaqan iwm barid. ld abaabi.
ababid [m.f.dh]
eeg abab². ld abaab¹, abaabid, abaabis, abab¹, ababis.
ababin [m.f.dh]
eeg ababi. ld abaabin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg