abaabin
(m.dh)ld ababin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaabin ↴
baacug [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Caloosha dhasha xoolaha aan weli abaabin. 2. Caano la adkeyey oo lagu daray wax dhanaan; farmaajo.
ababin [m.f.dh]
eeg ababi. ld abaabin.
dhaqanhabaabin [m.f.dh]
eeg dhaqanhabaabi.
habaabin [m.f.dh]
eeg habaabi. ld habaabis.
abaab [m.l]
ld abaabid; abab¹; ababid.
abaab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
ld abab².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg