abaabis
(m.dh)ld Abaabid; ababid. ld ababis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaabis ↴
abaabid [m.dh]
eeg abaab². ld ababid. ld abaab¹, abaabis.
ababid [m.f.dh]
eeg abab². ld abaab¹, abaabid, abaabis, abab¹, ababis.
dhallaanhabaabis [m.l]
Wirwir; dhalanteed, dhaandabaggaalla.
dhaqanhabaabis [m.l]
Dh. ah: qof bulsho ku beera dhaqanhabaabay.
habaabis [m.l]
ld habaabin.
shiikh-habaabis [m.l]
Qof hadal badan, been-low ah hadalkana qurxiya oo run u ekey-siiya.
abaab [m.l]
ld abaabid; abab¹; ababid.
abaab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
ld abab².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg