abaabulan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Wax la abaabulay ahaansho (hawl).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaabulan ↴
abaabulnaan [m.f.dh]
eeg abaabulan. ld abaabulnaansho.
ciidan [m.l]
1. Qof, cid hawl u qabto ijaarna ka qaata. 2. (-ammo, m.dh) Xoog abaabulan, hubeysan oo qoran u qaabbilsan difaaca dalka. 3. (e.d) C.amow!: hayaay!, waawareey!.
abaabul [m.l]
ld abaabulid.
abaabul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
Si hannaan ama qaab habeysan leh dad u hawlgelin, arrin isku duwid, qabanqaabin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg