abaadsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld abaadi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaadsii ↴
abaadi [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Baadi goobisteed raajin. 2. (f.mg) Ku a.: wax xaalad gaar ah ku raajin. ld abaadsii.
abaadin [m.f.dh]
eeg abaadi. ld abaadsiin.
abaadsiin [m.dh]
ld abaadin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg