abaahin
(m.f.dh)eeg abaahi². ld abaahiyid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaahin ↴
abaahiyid [m.f.dh]
ld abaahi¹, abaahin, abaahis.
abasax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -sixi)
(Hal) wax abaahin u baahan noqosho.
abasaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax abaahin u baahan ah ahaansho (hal).
garruun [Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive]
1 (-uumay, -uuntay; -uumi) 1. Madax timo ka wada xiirid. 2. Laamo iwm baarka sare ka jarid. 3. Si xun u abaahin (awr.
kud [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Gam-maan is abaahin. 2. (f.mg) Orod bootin ku bilaabid.
qumi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Xoolo kaxayn. 2. (f.mg) U q.: awr hal abaahinaya caarka ugu toosin. 3. (f.mg) U q.: cid arrin iwm u fulin.