baalashid
(m.f.dh)eeg baalash². ld baalasheyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baalashid ↴
baalasheyn [m.dh]
ld baalashid.
baalash [m.l]
1. Rinji midabbo badan leh oo gasacado yaryar ku jira oo kabaha la mariyo, luujito. 2. Burush.
baalash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Kabo luujito marin. ld baalashee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg