baaliyow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)1. Baali noqosho (naag). 2. Wax duug ah noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaliyow ↴
baaliyoobid [m.f.dh]
eeg baaliyow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg