baaraan
(m.l)ld baarid².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaraan ↴
axar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xray, -xartay)
1. Timir iwm lafo ka saarid. 2. Arrin aad uga baaraandegid.
baaraandeg [m.l]
1. (-gyo, m.dh) Dabbaaldeg. 2. ld baaraandegid.
baaraandeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Ka b.: arrin, fikrad iwm aad u hubin.
baaraandegid [m.f.dh]
eeg baraandeg². ld baaraandeg¹ (2).
baarid [m.f.dh]
eeg baar². ld baaraan, baaris³, baaritaan.
bogo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-gtay, -gatay)
1.(f.g) Cunto, cabid iwm ka dhergid. 2. Ka b.: arrin, hawl iwm ka baaraandegid; ka salgaarid.
deris [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-rsay, -ristay; -rsi)
1. (f.g) Wax barashadooda ka baaraan degid. 2. (f.mg) Cid jaar la noqosho.
jilibdhigo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
U j.: arrin si deggan uga baaraanndegid.
lafaggur [m.l]
1. Bixinta meel jabtay lafaha laga bixiyo. 2. Ka baaraandegga arrin iwm lagu sameeyo. ld lafaggurid.