baarasho
(m.f.dh)eeg baaro. ld baarad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baarasho ↴
xambaarasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xambaaro. ld xam-baarsasho.
baarad [m.l]
ld baarasho.
dadabxambaarasho [m.dh]
ld dadabxam- baarsasho.
fatasho [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-shtay, -shatay)
Wax, wax kale ka dhex baarasho. ld fatisho, fetesho.
filgo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-gaday, -gatay)
Wax meel ka baarasho.
gabaarasho [m.f.dh]
ld gabrasho.
musbaarasho [m.dh]
ld musmaarasho.
saddexjibbaarasho [m.f.dh]
eeg saddexjib-baaro.
xuli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax fiicnaan ay leeyihiin ku soocasho. 2. Wax, wax ka baarasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg