baarashuud
(m.l) (-dyo, m.dh)Dallad weyn, maro ka samaysan oo diyaaradaha looga soo boodo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baarashuud ↴
dallaayad [m.dh] (-do, ml.)
1. ld dallad. Qalab ka samaysan saab bira ah iyo maro ku tolan oo qorraxda iyo roobka laga galo. 2. Baarashuud.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg