baarqab
(m.l) (-byo, m.dh)Awrka geela loogu daro in uu rimiyo oo aan la rarine baarkiisa qaba.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baarqab ↴
habaarqabe [m.l] (-bayaal, m.l/dh)
1. Qof dhib badan. 2. Qof waalidkii habaaray.
malanda' [m.l]
Gaaridda uu gaaro awr baarqab ahi heerka ugu sarreeya qooqa.
malanda' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-da'ay, -da'day)
Awr baarqab ah heerka ugu sarreeya qooqa gaarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg