caanammaceeye
(m.l)Geed maygaagga u eg oo lagu culo haamaha iyo dhiilaha iwm. ld caanammacays.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caanammaceeye ↴
caanammacays [m.l]
ld caanammaceeye.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg