cuski
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax, wax kale ku tiirin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuski

cuskin [m.f.dh]
eeg cuski.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg