daacuf
(m.dh)

Timo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daacuf

daacufle [m.l]
Qof ama neef daacuf ah.

daac [m.dh]
Qabatoon; macaluul; diihaal.

daac [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-cay, -cday)
1. (f.g) Neef caloosha ka timaadda oo dhawaaq leh, afka ka sii deyn. 2. (f.mg) Nafley caatoobid. ld daaco².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg