daacufle
(m.l)Qof ama neef daacuf ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daacufle ↴
daacuf [m.dh]
Timo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg