daadduumi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Feer, laad iwm cid dhulka la dhigid. ld daadduunsii, daanduumi, daanduunsii. daadduunsii, daanduumi, daanduunsii
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daadduumi ↴
daadduumid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daadduun². ld daanduumid. daadduun, daanduumid
daadduumin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daadduumi. ld daadduunsiin, daanduumin, daanduun- siin. daadduumi, daadduunsiin, daanduumin, daanduun- siin
daadduunsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld daadduumi. daadduumi
daadduunsiin [m.dh]
ld daadduumin. daadduumin
daanduumi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld daadduumi.
daanduumid [m.dh]
ld daadduumid.
daanduumin [m.dh]
ld daadduumin.
daanduunsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld daadduumi.
daanduunsiin [m.dh]
ld daadduumin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg