daafi
(m.dh)Nooc ka mid ah badarka oo aad u yaryar, canjeeladana laga sameeyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daafi ↴
daafac [m.l]
ld daaficid. daaficid
daaficid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daafac². ld daafac¹, difaac¹, difaacid. daafac, difaac, difaacid
daafid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daaf³. daaf
eedbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Cid eed loo haystay iska daaficid.
xadaafiir [m.dh] (-ro, m.l)
Dhib; hawkar.
aarbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
1. Ka aa.: qof eed loo haystay iska daaficid. 2. Ka aa.: qof ka aargudasho.
dhici [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Wax la dhacay badbaadin. 2. (f.g) Ilmo dhicis ah dhalid. 3. (f.mg) Ka dh.: cid wax ka daaficid.
difaac [m.l]
ld daaficid.
difaacid [m.dh]
ld daaficid.
daa [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (dayay, deysay; deyn)
1. Wax xannibnaa faraha ka qaadid. 2. Hawl la hayay faraha ka qaadid. 3. Wax la caadaystay joojin. Tus. “Waxaa fiican inaad sigaarka dayso”.