daaficid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg daafac². ld daafac¹, difaac¹, difaacid. daafac, difaac, difaacid

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaficid

daafac [m.l]
ld daaficid. daaficid

eedbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Cid eed loo haystay iska daaficid.

aarbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
1. Ka aa.: qof eed loo haystay iska daaficid. 2. Ka aa.: qof ka aargudasho.

dhici [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Wax la dhacay badbaadin. 2. (f.g) Ilmo dhicis ah dhalid. 3. (f.mg) Ka dh.: cid wax ka daaficid.

difaac [m.l]
ld daaficid.

difaacid [m.dh]
ld daaficid.

gaashaandhig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
U g.: wax iska daaficid.

jilib [m.l]
1. (-lbo, m.l) Meesha shanshada iyo bawdada dadku iska galaan. 2. Buur yar. 3. (-byo, m.dh) Qayb ka mid ah qolooyin wada dhashay. 4. (-byo, m.dh) Bir yar oo caarad godan leh oo kalluunka lagu dabo; maqaalin. 5. J. u dhig: qof ama wax iska daaficid. 6. Jilbaha u dhig: qof ama wax iska dhicin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg