daarid
(m.f.dh)eeg daar². ld daaris.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daarid ↴
tacdaarid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
tacdaar². ld tadcaarid, tamcaarid.
cudurdaarid [m.f.dh]
eeg cudurdaar².
daardaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Dab, nal, dhawr jeer oo isu dhowdhow daarid. 2. Maagid; juqjuqayn; daandaansi.
daardaarid [m.f.dh]
eeg daardaar². ld daardaar¹.
daaris [m.dh]
ld daarid.
liqdaarid [m.f.dh]
eeg liqdaar².
madaarid [m.f.dh]
eeg madaar².
midaarid [m.f.dh]
eeg midaar².
qalindaarid [m.f.dh]
eeg qalindaar².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg