daayac
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)D. ah: qof garasho yar oo aan wax lagu aamini karin.
daayac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday)ld dayac².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daayac ↴
daayacaad [m.dh]
ld dayac¹.
dayac [m.l]
Daryeel iyo xannaana la'aan. ld daayacaad.
dayac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -yici)
Wax baylihin ama xannaana xumayn. ld daayac².
dayacid [m.f.dh]
eeg dayac². ld daayacid.
xoolohunnay [m.l]
Qof xoolaha marka uu raaco daayaca.
daay [m.l]
Biyo uus laga miiray.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg