dabaakh
(m.l)Tartamidda cayaar turub oo labada dhinac oo iska soo horjeedaa ay u tartamaan foorooyin ay kala qabaan, inay qolo kaliya ku wareegto. ld dabaaq¹, dibaakh¹.
dabaakh
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-khay, -khday)Fooro wareejin ku tartamid (cayaar turub). ld dabaaq², dibaakh².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaakh ↴
dabaakhad [m.dh]
1. ld dabaakh¹. 2. Calaamad lagu dhigo neef iib u jooga. ld dabaaqad.
dabaakhid [m.f.dh]
eeg dabaakh². ld dabaaqid, dibaakhid.
dabaaq [m.l]
ld dabaakh¹.
dabaaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
ld dabaakh².
dabaaqad [m.dh]
ld dabaakhad.
dabaaqid [m.dh]
ld dabaakhid.
dibaakh [m.dh]
ld dabaakh¹.
dibaakh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-khay, -khday)
ld dabaakh².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg