dabaali
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax biyo dabaal kaga gudbin. ld dabaalsii, dabbaali, dabbaalsii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaali ↴
dabaalin [m.f.dh]
eeg dabaali. ld dabaalsiin, dabbaalin, dabbaalsiin, dabbaalsiis.
dabaalsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld dabaali.
dabaalsiin [m.dh]
ld dabaalin.
dabbaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dabaali.
dabbaalin [m.dh]
ld dabaalin.
dabbaalsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld dabaali.
dabbaalsiin [m.dh]
ld dabaalin.
dabbaalsiis [m.l]
ld dabaalin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg