faafin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg faafi. ld faafis, faahin, faahis, faaxin, faaxis. faafi, faafis, faahin, faahis, faaxin, faaxis
faafin
(m.dh)Faafin rasmi ah: wareegto rasmi ah
Shaacis, Shaaciyoow, Shaaciye, faafin, Faafis*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faafin ↴
faafis [m.l]
ld faafin¹. faafin
faahin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld faafin¹. faafin
faahis [m.l]
ld faafin¹. faafin
baawee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-weeyay, -weysay)
War qarsodi ku haboon faafin. Tus. “Cali ayaa dadkii nagu baaweeyey”.
buracaanood [m.dh] (-dyo, m.dh)
(daaw.) Buro aan faafin, halisna ahayn oo jirka nafleyda ka soo baxda.
cambaaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
1. Cambaar u yeelid. 2. Cid ceeb iyo dhaliil ka faafin; dhaleecayn, ceebayn.
duqsi [m.l]
Cayayaan, duula, laba baal iyo lix addin leh, meelaha wasakhada ka dhasha oo ka qayb qaata faafinta cudurrada. ld daqsi, diqsi, tixsi.
faaxin [m.dh]
ld faafin¹.
faaf [m.l]
1. Meesha wabiyadu iyo daadadku ku
fatahaan. 2. ld faafid.
faaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Biyo, cudur, war iwm meel ku baahid. ld faah², faax².