faarax
(m.l)ld farax¹.
faarax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1)ld farax².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faarax ↴
faaraxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld faraxsan.
faaraxsanaan [m.dh]
ld faraxsanaan.
faaraxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld faraxsanaan.
farax [m.l]
Dareen nayaayiro iyo naallo leh. ld faarax¹.
farax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rxay, -raxday; -rxi)
ld faarax².
faraxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax farax dareemaya ahaansho. ld faaraxsan, farxaansan.
faraxsanaan [m.f.dh]
eeg faraxsan. ld faaraxsanaan, faaraxsanaansho, farax- sanaansho.
mase [xi.we]
(nax.) Eray lagu xiriiriyo labada dhinac ee weyddiinta. Tus. “Ma midigta mase waa bidixda?”, “Cali mase Faarax?”. ld mise².
faar [m.l]
Caano, dawo, rinji iwm intooda adkaata marka ay kala baxaan.
faar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.mg) Caano, dawo iwm bur iyo u biyo u kala bixid. 2. (f.g) ld far².