faasuq
(m.l)ld faasiq.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faasuq ↴
faasiq [m.l] (-qiin/-qyo, m.dh)
Qof fisqi badan sameeya. ld faasuq.
faasuqnimo [m.dh]
ld faasiqnimo.
faas [m.l] (-sas, m.l)
Qalab bir ah oo godinta u eg oo loo isticmaalo geeda gooynta. ld faash¹.
faas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Faas wax ku goyn. ld faash².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg