faddare
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

1. F. ah: qof ku dhaqma wax aan diinta Islaamka iyo dhaqanku oggoleyn; nijaas. 2. F. ah: wax nijaasi gaartay. ld faddaro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faddare

faddarayn [m.f.dh]
eeg faddaree.

faddaraysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la faddareeyey ahaansho.

faddaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Wax faddaro ka dhigid, wax baabi'in.

faddaro [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
ld faddare.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg