gaallan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax aan muddo lagu dhaqmin ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaallan ↴
gaallanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaallan. ld gaallanaansho. gaallan, gaallanaansho
gaallanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gaallanaan. gaallanaan
dagaallan [m.l]
ld dagaallamid.
dagaallan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
La d.: cid dagaal kula kicid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg