gaanni
(m.l) (-iyo, m.dh)1. Yaxaas lab oo dilaa ah. 2. Ugaarta nooceeda waaweyn; ishin.
gaanni
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate)G. ah: fardo xoog, cayil iyo adkaysi isku darsaday.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaanni ↴
ishin [m.l]
1. ld ishkin. 2. Ugaarta waaweyn, gaanni.
mahiigaannimo [m.dh]
Wax tiradoodu badantahay ahaansho (col, roob). ld mahiiggaannimo, mihiigaanimo, mihiiggaannimo.
mahiiggaannimo [m.dh]
ld mahiigaannimo.
mihiigaannimo [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld mahiigaannimo.
xoolo-ogaannimo [m.dh]
Xoolo-ogaa ahaansho (qof). ld xoolo-ogaalnimo.
gaan [m.l]
1. Wax xooggan oo adkaysi leh. 2. Geel aan irmaanayn. 3. G. ah: wax aad u badan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg