gaaraabbidhaan
(m.l)ld gaaraabbidhood.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaaraabbidhaan ↴
gaaraabbidhood [m.l]
Cayayaan yar, duula oo qaarka dambe ku leh maaddo iftiin bixisa habeenkii. ld gaaraabbidhaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg