gaardis
(m.l)

ld gaardiyid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaardis

baan [m.l] (-nan, m.l)
Koox ciidamada ka tirsan oo tunta muusikada gaardiska.

gaardisii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid gaardi ku socodsiin.

gaardisiin [m.f.dh]
eeg gaardisii.

gaardiyid [m.f.dh]
eeg gaardi². ld gaardin, gaardis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg