gaasho
(m.dh)ld gaashi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaasho ↴
gaashi [m.dh] (-iyo, m.l)
Bar weyn oo midab ah oo ku taal neef xoola ah oogadiisa. ld gaasho, geesho.
gaas [m.l]
1. Dareere loo isticmaalo ifsashada aqallada iyo cunto karinta. 2. (-sas, m.l) Ciidamo badan oo hal meel laga xukumo; qayb.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg