gurrac
(m.l)Qallooc; dabcixumo.
gurrac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday)Wax qalloocin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gurrac ↴
bi'i [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Hoog iyo dhibaato gaarsiin; hoojin, beleyn. 2. Hawl, arrin iwm. si gurracan u fulin. 3. “Ka bi'i”: wax meel ku yaal ka tirid; baabi'i..
gurracan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cmay, -cantay; -cmi)
Wax la gurracay noqosho.
gurracan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
Wax la gurracay ahaansho.
gurracmid [m.f.dh]
eeg gurracan¹.
gurracnaan [m.f.dh]
eeg gurracan². ld gurracnaansho.
gurracnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gurracnaan.
gurricid [m.f.dh]
eeg gurrac².
sirgax [m.l]
1. Qallooc. 2. S. ah: qof dabeecad qallafsan; gurrac.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg