gurxan
(m.l)

Cod gaar ah oo nafleyda qaarkeed samayso oo badanaa ku lug leh guhaad ama wax doon (libaax, ey, iwm).

gurxan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Gurxan samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gurxan

gurxamid [m.f.dh]
eeg gurxan ².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg