haagid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg haag. haag
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haagid ↴
dhaagid [m.dh]
ld dhaadid.
dhaagid [m.dh]
Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac shan dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld dhaadid.
haag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Ka h.: Wax aad uga dhergid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg