haami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax si aad ah loo jecelyahay qalbi ku hayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haami ↴
haamin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haami. haami
ashaamid [m.l]
Busta madowga badan ee sabuulka maseggada ku dhalata, badarkana madowga ka dhigta.
beekhaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax tashiilid. 2. Wax la miisayo wax yar ku kordhin.
beekhaamid [m.f.dh]
eeg beekhaan². ld beekhaan¹.
beekhaamin [m.f.dh]
eeg beekhaami.
bidhaamid [m.f.dh]
eeg bidhaan². ld bidhaan¹ (3).
cilladhaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld qayladhaami.
cilladhaamin [m.dh]
ld qayladhaamin.
cilladhaamis [m.l]
ld qayladhaamin.
haa [qr.]
ld haah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg