haaneed
(m.l) (-dyo, m.dh)1. Dhinaca bidixeed ee geela laga istaago marka la lisayo. 2. Hab wanaagsan, habsami. habsami
haaneed
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)1. Hal iyadoo bidixda laga taaganyahay haruubka jilibka lagu hayo lisid. 2. ld haneedi. ld haaneedi. haneedi, haaneedi
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haaneed ↴
haaneedi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Haaneed ka dhigid; qurxin. 2. Lisid u diyaarin (geed). 3. ld haneed². haneed
haaneedid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haaneed². ld haaneedis. haaneed, haaneedis
haaneedin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haaneedi. haaneedi
haaneedis [m.dh]
Haaneedka iska taagid oo lisid (geel). ld haaneedid. haaneedid
haaneedsad [m.l]
ld haaneedsasho. haaneedsasho
haaneedsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haaneedso. ld haaneedsad. haaneedso, haaneedsad
haaneedso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Hal godlan si loo maalo isbahardaadin. 2. Hal haaneedka ka maalid iyada oo dhiilka jilibka lagu hayo ama la saarayo.
faarumee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
U f.: hal la maalayo haaneedin. Tus. “Hashii baa Cali faarumeeyey”.