haaraan
(m.l)1. Eedeynta cid wax ayna qabin oo ay ka gubanayso lagu eedeeyo. 2. Ceebayn cid loo jeediyo. ld haaraamid. haaraamid
haaraan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aamay, -aantay; -aami)1. Ku h.: eed aan sal lahayn cid u jeedin. 2. Cid ceebeyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haaraan ↴
haaraamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haaraan². ld haa-raan¹. haaraan, haa-raan
caasi [f.g/mg1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
1.(f.g) Cid eed iyo haaraan u jeedin. 2. Ku c.: qof,wixii Eebbe faray fulin waayid. 3. Ku c.: qof waalidkii addeeci waayid.
dhaaraan [m.l] (-nno, m.dh)
Maro yar, aan cusbayn oo la xirto inta hawl la hayo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg