hunguriweyn
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Qof dhuuni ah ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hunguriweyn ↴
hunguriweynaan [m.f.dh]
eeg guriweyn. ld hunguriweynaansho, hunguriweyni.
hunguriweynaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hunguri-weynaan.
hunguriweyne [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
Qof dhuuni ah.
hunguriweyni [m.dh]
ld hunguriweynaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg