istaraatiiji
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate) (-iyo, m.dh)I. ah: meel difaaca ku habboon.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh istaraatiiji ↴
istaraatiijiyad [m.dh] (-do, m.l)
Qorshe loo dejiyo in lagu maamulo hawl gaashaandhig, siyaasad, ama dhaqaale. ld istaraatiijiyo.
istaraatiijiyo [m.dh]
ld istaraatiijiyad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg