ititibsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax la ititibiyay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ititibsan ↴
ititibsanaan [m.f.dh]
eeg ititibsan. ld iti-tibsanaansho.
ititibsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ititibsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg