juucjuuc
(m.l)ld juuc.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh juucjuuc ↴
tacluus [m.dh]
1. Cudur, bugto. 2. Juucjuuc.
juuc [m.l]
1. Daal xanuun yar leh. 2. Baahi. ld juucjuuc.
juucjuucsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof daal xanuun yar leh hayo ahaansho.
juucjuucsanaan [m.f.dh]
eeg juucjuucsan. ld juucjuucsanaansho.
juucjuucsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld juucjuuc-sanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg