juucjuucsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Qof daal xanuun yar leh hayo ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh juucjuucsan ↴
juucjuucsanaan [m.f.dh]
eeg juucjuucsan. ld juucjuucsanaansho.
juucjuucsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld juucjuuc-sanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg