kaafir
(m.l) (-rro/-riin, m.dh/kufaar, m.l)$)) (dii.) Qof aan muslin ahayn. ld kufri¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaafir ↴
kaafirad [m.dh] (-do, m.l)
(dii.) Haweenay aan diinta Islaamka rumeysnayn.
kaafiriin [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg kaafir.
kufaar [m.l.w]
1. eeg kaafir. 2. eeg kufri¹.
kufri [m.l]
ld kaafir.
sindiiq [m.l]
Qof diimo badan sheegta; gaal; kaafir.
kaaf [m.l] (-faf, m.l)
Xarafka ka'. ld k (ka').
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg