kaafirad
(m.dh) (-do, m.l)(dii.) Haweenay aan diinta Islaamka rumeysnayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaafirad ↴
kaafir [m.l] (-rro/-riin, m.dh/kufaar, m.l)
$)) (dii.) Qof aan muslin ahayn. ld kufri¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg