kaaye
(m.l)Meerto; kal; miile.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaaye ↴
kaayeysasho [m.f.dh]
eeg kaayeyso. ld kaayeysi.
kaayeysi [m.l]
ld kaayeysasho.
kaayeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Wax ku kaltamid.
xikaayee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yeeyay, -yaysay)
Cid xikaayo u jeedin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg