kaayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Wax meel ku qarsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaayso ↴
kaaysasho [m.f.dh]
eeg kaayso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaayso ↴
kaaysasho [m.f.dh]
eeg kaayso.