kabaraadis
(m.dh)ld kabaraadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabaraadis ↴
kabaraad [m.l]
Qab weyni dadka ku dhalata marka uu helo maal, wiilal, magac iwm.
kabaraad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Qab weyn muujin, qof yeeshay wiilal, maal, magac iwm.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg